berberatoday.com
Milicsiga Mujaahid Maxamed Xasan Jidhif Iyo Doorkii Uu Ka Qaatay Dib Udhiskii Somaliland Ee Miinada Lagaga Saarayay Gudaha
March 25, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) Oo kamid ahaa Saraakiishii Hogaaminaysay Halgankii Gayiga Somaliland Lagaga Xoreeyay Taliskii Mucangaga ahaa ee Siyaad Bare Islamarkaana doorka wayn kasoo Qaatay dib Dhiskii Jamhuriyyada Somaliland Ee Dhismaha Ciidamada Qalabka sida oo uu lahaa Aas Aaskooda Isagoo Xilal kala duwan ka soo qabtay Xukuumadihii Soo maray Somaliland.

Sidoo Kale Muj Jidhif ayaa qayb wayn kasoo qaatay sidii dhulka somaliland looga saari lahaa miinadii iyo Aaladihii Qarxayay ee Ay Dawladii Siyaad Bare Ku Aastay dhulka somaliland oo Dhibaato wayn ku Hayay Shacabka Somaliland Iyo Xoolahaba xili lagu jiray marxalad adag oo dalku ahaa yam yam.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Barnaamijkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews