berberatoday.com
Qofkii Saddexaad Ee Qaba Cudurka Coronavirus Oo Laga Helay Magaalada Muqdisho
March 27, 2020 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa goor-dhayd shaacisay in Soomaaliya laga helay kiiskii 3-aad ee la xidhiidha cudurka Coronavirus oo caalaamka ku haya dhibaatada xooggan.

Fowsiya Abiikar Nuur oo ka hadlaysay barnaamijka kulanka Jimcaha ee ka baxa warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in qof ka tirsan shaqaalaha ajnabiga ah ee ku sugan Xalane laga helay cudurka.

Shalay ayay aheyd markii wasaaradda caafimaadku ay shaacisay in qof qaba caabuqa Corona laga helay Muqdisho waxaana uu noqonayaa kiiskii 3-sad ee Corona oo laga helay Soomaaliya

Qofkan laga helay caabuqa coronavirus ayaa kamid ah shaqaalaha UNISOM Ee ka hawlgala xarunta xalane

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews