berberatoday.com
“Madaxwaynihii Casaabad Ayaa Ku Kacday Oo Maalin Walba Waxaa Laga Sexeexayaa, Wax Aan Sharci Ahayn”Xildhibaan Cali Bare.
March 29, 2020 - Written by Berbera Today

Xildhibaan Cali Bare Ka Hadlay Sobobta Ay UDiideen Meelmarinta Labadii Xubnood Ee Mucaaridka Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cali Bare Oo Katirsan Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay sobobta ka gole ahaan ay udiideen in ay meelmariyaan labadii xubnood ee xisbiyada mucaaridku usoo xusheen kamid noqoshada komishanka doorashooyinka Somaliland

Sidoo kale xildhibaan cali bare ayaa sheegay in heshiishkii xisbiyada mucaaridka iyo madaxwaynuhu sharci daro uu ahaa isagoo beesha caalamkuna sheegay in ay ayiday go,aamo ay soo saareen odoyaal suuqa jooga kuwasi oo dhamaan ahaa qayrul sharci

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews