Xukumada Somaliland Oo Joojisay Rakaabka Diyaaradaha Ee Ka Imanaya Wadamada Yurub Iyo America
March 29, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna gudoomiyaha guddida heer qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga xanuunka Covid 19 ayaa Soo saaray warsaxaafadeed lagu joojinayo rakaabka ka imanaya Yurub iyo Maraykanka.

Berberatoday.com