berberatoday.com
Xuutiyiinta Yemen Oo Gantaalo Ku Weeraray Qasriga Boqortooyada Sacuudiga
March 30, 2020 - Written by Berbera Today

Yemen(Berberatoday.com)-Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta gudaha dalka Yemen, ayaa sheegatay Mas’uuliyadda weerar Gantaalo ah oo lagu garaacday gudaha dalka Sacuudiga.

Kooxdaan ayaa sheegatay inay Gantaalo ku garaacday gudaha qasriga boqortooyada Sacuudiga, sida lagu daabacay warbaahinta ku hadasho afka kooxdaan.

Xuutiyiinta ayaa sheegtay in gantaaladaas ay ka dhasheen khasaaro inkastoo ayna sheegin tirada dadka ku wax yeeloobay weerarkaas.

Dowladda Sacuudiga oo ka hadashay sheegashada kooxdaan ayaa xustay inay ku guulleystay inay hawada ku burburiso laba gantaal oo nooca balaastikada ah oo ay xuutiyiinta kusoo rideen Caasimadda Sacuudiga ee Riyadh iyo Magaalada Jeysaan.

Wasaaradda difaaca dalka Sacuudiga ayaa sheegtay in laba qof dhaawacyo  fudud soo gaadheen markii darbiyo ku dumeen intii uu socday hawlgalkii gantaladaas lagaga hor tagayay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews