berberatoday.com
Jabuuti”Tirada Dad Laga Helay Coronavirus Oo Korodhay, Shacabka Iyo Dawladda Oo Ka Hadlay
March 31, 2020 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawladda Jabuuti ayaa war-saxaafadeed cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in 144 qof oo baadhis caafimaad lagu sameeyay laga helay 7 ka mid ah cudurka Coronavirus.

Guud ahaan tirada dadka la baadhay tan iyo 17-kii March ayaa war-saxaafadeedku sheegay inay tahay 620 qof, kuwaas oo 25 ka mid ah lagu arkay xanuunka.

Dadkan ayay wasaaradda caafikaadka ee Jabuuti sheegtay in dhammaantood xaaladooda caafimayd ay wanaagsan tahay.

Sidoo kale waxay wasaaradda caafimaadka ee Jabuuti sheegtay in xarunta dadku lagu kaarantimeeyo lagu hayo 26 qof oo loo kuurgalayo xaaladooda caafimad.

Dhinaca kale waxaa weli taagan xayiraadihii dhinaca isu imaatinka ee dawladda Jabuti ay soo saartay, dadka reer Jabuuti oo ka hadlay xaaladooda

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews