Ciyaaryahanada Qaarada Africa Ugu Caansan Oo Kasoo Hor Jeestay In Africa Lagu Tijaabiyo Talaalka Coronavirus Covid 19.
April 4, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid Ciyaaryahanka Ugu caansan Qaarada Africa Sida wayna looga yaqaano dunida ayaa siwayn uga soo horjeestay in Africa lagu tijaabiyo talaalka xanuunka coronavirus cov19 oo wakhtigan xawli ah ugu faafay aduunka oo dhan.
