berberatoday.com
Qoys Soomaliyeed Oo Ka Qaybgali Kari Waayay Aaska Wiilkooda Oo Ugeeriyooday Coronavirus Iyo Fariin Murugo Leh Oo Ay La Wadaageen Shacabka!
April 5, 2020 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Qoys Soomali ah oo ku nool dalka ingiriiska ayaa aanay suurto galin in ay ka qaybgalaan aaska wiilooda oo ugeeriyooday xanuunka faraha baas ku haya dunida Ee coronavirus kadib markii iyana lagaliyay karaantinimo maadaama looga shakisan yahay in uu haleelo cudurkan.

Wiilka somaliga ee ugeeriyooday coronavirus ayaa ahaa 19jir iyadoo ay sheegeen waalidkiisu in aanu qaban wax hore ee xanuun ah.

Qoyskan soomalida ah ee ka qaybgali kari waayay aaska wiilkooda ayaa dadka somalida ah la wadaagay sida ay uga murugaysan yihiin ka qaybgal la,aanta aaska wiilooda iyagoo fariin udiray dadka somalida eek u dhaqan daafaha dunida iyo dalka Uk

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

https://youtu.be/vre0jRgH_dk

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews