berberatoday.com
“Umadayda Waxaan Uga Digaya Khatarta Ku Soo Wajahan Ee Cudurka CoronaVirus Maanta Waxa Masiibada Ka Badbaadaya Bulsho Haysata Hogaan Wanagsan Iyo Bulsho Midaysan”Dr Maxamed Cabdi Gaboose”
April 6, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr Maxamee Cabdi Gaboose oo warbaahinta saaka kula hadley Cisbitalkiisa ayaa waxaa uu si xun uga dayriyey xaalada dalkeena iyo sida uu u faafaayo xanuunka Covid 19 .

Dr. ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay iskaga baxaan magaalooyinka waa weyn una baxaan goobaha miiyada ah oo hawo saafi ah leh.

Dr ayaa ku dar daarmay in shacabku aanay xanuunkan yareysanin , isaga oo madaxweyne Muuse Biixi na talooyin u soo jeediyey .

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews