Abwaan Cismaan Ku jare Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Xidh- Xidho Salaadiinta Ka Hadlaya Masiirka Dalka Ama Qaranka Ka Laaluusho!
April 6, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan cismaan ku jare oo kamid ah hal abuurka reer Somaliland ayaa madaxwaynaha ugu baaqay in uu talaabo ka qaado madaxdhaqameedka maalmihii udanbeeyay uhanqal taagayay somaliya xabsiga utaxaabo ama uu qaranka ka laaluusho