Dalka Itoobiya Oo Xaalad Deg Deg Ah La Galiyey
April 9, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya ayaa daqiiqada ka hor ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo ku aadan halista Coronavirus.
Kiisaska cudurka ayaa hadda maraya 52, iyada oo ay laba qof u dhimatay Coronavirus.