“Buur-madaw & Salaadiinta Kale, Waxaan Leeyahay Dalkan Ma Xukuntaan”Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac
April 9, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), ayaa sheegay inuu dalku leeyahay nidaam, Madaxweyne iyo Goleyaal la doortay, waxaanu Madax-dhaqameedka Somaliland ugu baaqay in aanay u hanqal taagin meel aan dalka ahayn, kana bixin xayn-daabka Somaliland.