Abdul Majed: 45 Sano ka dib baa loo Qisaasay Dilka Madaxweynihiisii uu Khaarajiyey!
April 13, 2020 - Written by Berbera Today
Dhaka(Berberatoday.com)-Sarkaal hore uga tirsanaa ciidamada dalkaasi Bangladesh ayaa dil lagu fuliyay, isagoo loo haystay dilkii Madaxaweynhihii ugu horreeyay dalkaasi sannadka markuu ahaa 1975
Rahman.
Mujibur Rahman waa aabaha dhalahy raysal wasaaraha dalkaasi Bangladesh ee haatan Sheikh Hasina, waxaana la dilay xilligii afgambigii militariga ee 1975, isaga iyo weliba qaar kale oo ka tirsanaa qoyskiisa. eerida Sheikh Mujibur Rahman ayaa timid afar sano un ka dib markii dalkaasi Bangladesh xornimada ka qaatay Pakistan.