berberatoday.com
Xadhida Xuduudda Wajaale Oo Saamayn Ku Yeeshay Isku Socodka Shacabka Labada Dhinac!
April 18, 2020 - Written by Berbera Today

Wajaale(Berberatoday.com)-Laba maalmood ka hor ayay dawlada itoobiya sirasmi ah uxidhay xuduudka ay wadaagaab somalland ee magaalo ganacsiyeedka tog wajaale iyadoo la fulinayo awaamiirta lagaga hortagayo xanuunka dunida si xawliga ah ugu faafaya.

Xuduudka la xidhay ayaa saameeyay shacab ku kala dhaqan laba dhinac ee itoobiya iyo somaliland gaar ahaan dadka u kala gudba,ganacsiga iyo arimaha nolosha.

Talaabadan lagu xidhay xuduudka ayaa si gaar ah usaamaysay dadka u kala gudbayay labada kuwaasi oo hooyooyin caruutoodii sitaa labada cisho daadsan yihiin agagaar xadka labada iyagoo khuudaraynaya in mar uun lasiidaayo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews