berberatoday.com
Dagaal Xooggan Oo Dib Uga Qarxay Deegaanka Fadhigaab Ee Degmada Ceel Afweyn Iyo Wararkii Ugu Dambeeyey
April 19, 2020 - Written by Berbera Today

Fadhigaab(Berberatoday.com)-Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan Gobolkaas uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhexeeya laba beeleed oo halkaas wada-dega.

Dagaalkan ayaa waxaa sigaar ah uga socdaa deegaan lagu magacaabo fadhigaab ee ka tirsan Degmada Ceel Afweyn Ee Gobolka Sanaag, waxaana lasoo sheegayaa in Maleeshiyo beeleedka ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in dagaalka Maleeshiyaadka uu salka ku haayo dul-daaqsimeed ku yaalla deegaanka fadhigaab, welina lama oga Khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalkaas Hase yeeshee dad muuqaalo Mobil kusoo duubay oo baraha bulshada soo galiyay waxay sheegayaan in  Baasuukayaal laysu adeegsaday oo guryo kuyaala magaladaas fadhigaab la gubay.

Sidoo kale dadka deegaanka iyo Odayaal dhaqmeed ayaa lagu soo waramayaa inay ku baxeen dagaalka dhexmaraya labada Maleeshiyo beeleed, iyagoo doonayan inay joojiyaan dagaalka socda.

Wararka ay helayso Warbaahinta Madaxa banaani ayaa sheegaya in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, balse ilaa hadda lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah.

Dhan kale oo wararka aanu helayo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidammo ka tirsan millatariga Somaliland oo ku sugnaa deegaanku ay kala dhex galeen labadan maleeshiyo beeleed

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqal Laga Soo Duubay Dagaalka 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews