berberatoday.com
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga Oo Soo Saaray Laba Qoraal Oo Is Burinaya Iyo Fadeexadaha Qaran Ee Ku Duugan!
April 19, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud Ee Wassaarada Ganacsiga Iyo Warshadaha Somaliland Cabdiraxmaan maxamed Abdeeq ayaa mudo bil gudaheed ah kusoo saaray laba qoraal oo uu marka hore ku mamnuucayo tobaako ay shrkada bat kasoo dejisay goraanka diyaaraha ee caasimada hargaysa.

13kii bishan, Agaasimaha guud Ee wasaaradda ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska ayaa soo saaray warqad uu ku mamnuucayo in tubaakadan idiin muuqataa dalka soo gasho isagoo caddeeyey halista ay leedahay iyo in waddamo badani iska diideen.

18kii bishan oo shalay ahayd ayuu agaasimuhu soo saaray warqad kale oo uu ku fasaxayo in tubaakadani waddanka soo galayso.

Qoraalka kasoo baxay agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga ayaa noqday mid dhaawac ku ah qarannimada iyo aqoonta masuuliyadeed ee masuuliyiinta xukuumada taasi oo banaanka keentay aqoondarada agaasime abdeeq

HALKAN KAGA BOGO LABA QORAAL EE UU GAASIMAHA GUUD EE WASAARADA GANACSIGU SOO SAARAY IYO NUXURKA AY KALA XANBAARSAN YIHIIN;

HALKAN KA AKHRI ISLA QORAALKA LABAAD

 

Xigasho Wajaalenews.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews