“Wadaadada Wahaabiyiinta Oo Iyagu Xaaraameeyayba Qaadka, Hadii Uu Run Ka Yahay Dagaalkiisu Ha Loo Wada Joogo Kaalinta Ay Ka Qaataan Joojinta Qaadka”Cali Guray.
April 25, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ee badi ka hadla xaaladaha taagan ee dalka ayaa dareen celiyay go,aanka ay xukuumada Somaliland ku joojisay qaadka isagoo fariin culus udiray wadaada reer Somaliland ee ku ololeeya in la joojiyo qaadka
Dhanka kale siyaasi cali guray ayaa wadaada ayaa su,aal galiyay dagaal ay wadaadadu ka qaataan qaad joojinta oo u baahan dhaqaale xoogan iyo ciidamo ka hawlgala xuduuda Somaliland la leedahay itoobiya oo aad dheer
Siyaasi cali guray ayaa qoraal uu arimahaasi kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga wuxuna udhignaa Sidan;