Dr Buuxane Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Daro Ee Magaalada Boorama, Muxuuse Ka Yidhi Saamaynta Somaliland Ee Coronavirus?
April 26, 2020 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Dr Buuxane oo kamid ah dhakhaatiirta reer somaliland ee mudooyinkii danbe si wayn bulshada ugu iftiiminayay khatarta cudurka coronavirus ee dunida faraha baas ku haya ayaa faah faahin dheeraada ka bixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee xanuunka coronavirus ee dunida isagoo xusay dhibta uu ku hayo caalamka iyo sida uu usameeyeey wadamada ay Somaliland jaarka yihiin ee Itoobiya,Somaliya iyo Jabuuti.
