berberatoday.com
Doon Casriya Oo Maareyaha Dekedaha Somaliland Soo Iibiyay Pilot-yada Maraakiibta Soo Xidha Oo Dekeda Berbera Soo Gaadhay
April 26, 2020 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Dekeda Berbera waxa soo gaadhay Pilot Boat-kii dhawaan Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilahi kasoo Iibiyey dalka Ireland, taasoo ay baahi-weyn u qabtay Dekeda Berbera.
Doontan ayaa ah mid Casriya, isla markaana ay raaci doonaa Captanada ama Pilot-yada soo xidha Maraakiibta kala duwan ee Dekeda Berbera lagu soo caashaqo.

Doontani ayaa masaafo durugsan kaga hor tagi doona Markabka ay soo xidhayaan Pilot-yadu.
Sidoo kalena waxay dabooli-doontaa baahi-weyn oo ay u qabbeen Pilot-yadu soo xidha Maraakiibta nooc katooy yihiin.
Dekeda Berbera ayaa horumaro Balaadhan oo dhinacyo badana ku Talaabsatay tan iyo mudadii uu Maareeyaha ka ahaa Siciid Xasan Cabdilahi waxanu Maareeyuhuu hore u Keenay Taag Casriya 2018-kii, kaasoo hada ay ku badhaadhay Dekeda Berberi, sidoo waxa kaabiga inagu soo hayaa Taagii labaad ee Dekeda Berbera yeelan doonto oo isna dhowaan Maareeyaha Dekedaha Somaliland kasoo Iibiyey dalka Turkiga.
Waxana Doontani noqonaysaa Gaadiidkii Sadexaad ee laba sanno gudahood Maareeyaha Dekedaha Somaliland keeno Dekeda Berbera oo u gudubtay mid Caalamiya,isla.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews