berberatoday.com
Dakhtarad Ka Hawl Galaysay Cisbataal New York Kuyaala Oo Gargaar Caafimaad Ufidin Jirtay Dadka Uliita Xanuunka Covid19 Oo Isdishay
April 28, 2020 - Written by Berbera Today

News York(Berberatoday.com)-Dhakhtar ka howlgasha magaalada New York, oo ka mid ahayd dadkii safka hore ugu jiray la dagaalanka coronavirus ayaa isdishay.

Dr Lorna Breen, oo ahayd madaxa qaybta daryeelka degdega ee isbitaalka Allen ee magaalada New York ayaa u dhimatay dhaawacyo ay isgaarsiisay maalintii Axadda ahayd, sida ay booliska sheegeen.

Aabaha haweenaydan 49 sano jirka ah, Dr Philip Breen, ayaa yiri, “Dadaalkii ay shaqadeeda ugu jirtay ayaa dilay.”

 

Sources BBC Somali.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews