berberatoday.com
TikTok iyo Gates Foundation Oo Lacag Ugu Deeqay Africa
April 30, 2020 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Shirkadda dhinaca warbaahinta bulshada ee TikTok iyo hay’adda Gates Foundation ayaa shaaca ka qaaday in midkiiba uu bixin doono 10 milyan oo dollar si wax loogu qabto dhibaatada Coronavirus ee Afrika.

Dhinacyadan ayaa maanta sheegay in qarashaadkaasi ay ku caawin doonaan shirkadda GAVI ee ka shaqeysa dhinaca tallaalka, si ay uga caawiyaan Afrika in tallaalka COVID-19 uu gaadho.

GAVI ayaa sheegtay in qarashaadkaasi ay u isticmaali doonaan sidii tallaalka loo gaadhsiin lahaa Afrika, marka la xaqiijiyo in uu wax ka qabanayo COVID-19 islamarkaana la sharciyeeyo.

Dalal badan iyo shirkadaha dawooyinka soo saara ayaa dadaall xooggan ugu jira sidii loo heli lahaa talaalka cudurka Coronavirus, ayada oo ay socdaan tijaabooyin dhowr ah.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews