Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudida Ka Hortaga Xanuunka Covid19 Ee Gobolka Awdal.
May 2, 2020 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada caafimaadka ayaa kulan la yeeshay gudida ka hortaga coronavirus ee Gobolka Awdal