Ciidanka Booliiska Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gaadiid Dawladdu Leedahay Oo Qaad Si Qorsoodi Ah USoo Galinaya Magaalada Hargeysa.
May 4, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa habeenadii udanbeeyay gacanta ku soo dhigay Gaadiid masuuliyiinta xukuumadu leeyihiin kuna xidhay yahay Lambarkii Dawladda ee GT-gu ku yaallo oo la sheegay lagu qabtay iyagoo jaad sida in lagu qabtay kaantaroolada magaalada hargaysa laga soo galo kaasi oo qaranka ceeb ku ah iyo go,aamadii ay xukuumadu soo saartay islamarkaana lagu soo kootarabaaninayay.