Dawada Cadeyga Oo La Ogaadey Inay La Dagaalanto Xanuunka Covid 19.
May 4, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixin caalamiya oo Ay baahiyeen waraabhinta caalamka qaarkood ayaa lagu sheegay in daawada cadaygu dawo utahay xanuunka sida ba,an dunida usameeyay ee coronavirus.
