Dawlada Jabuuti Oo Dadkii Ugu Tirada Badnaa Kusoo Daad Guraynaysa Somaliland, Xili Coronavirus Saamayn Ba,an Ku Hayo+Badqabkooda Caafimaad!
May 7, 2020 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wararka Laga Helayo Magaalada jabuuti ee dalka jabuuti ayaa sheegay in maalmaha soo socda boqolal qof Oo Asal ahaan kasoo jeeda Somaliland lagu soo daad gurayn doono diyaarada dalka jabuuti ee Air jabuuti lagana soo dajinayo madaarka cigaal ee caasimada hargaysa xili ay hawada somaliand iyo ta jabuutiba xidhan tahay xanuunka coronavirus awgeed,
