Madax-Dhaqameed Si Adag Uga Hadlay Dhul Uu Madaxwayne Biixi Ku Haysto Xaaskii Marxuum Cigaal Iyo Fariinta Ay Direen
   May 7, 2020 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)–Qaarkamid odoyaasha iyo waxgaradka beesha garxajis ayaa si kulul uga hadlay muranka udhexeeya madaxwayne biixi iyo marwadii marxuum cigaal kaltuun xaaji daahir oo dhulka ay degan tahay uu ku haysto qoyska madaxwayne biixi.
