Xoolo Dhoof Loo Diyariyay Oo Mudo 15 Saacadooda Ku Xanibnaa Dekeda Berbera Iyo Ganacsatadii Lahayd Oo Ka Hadashay
   May 11, 2020 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Berbera(Berberatoday.com)-Dekada Berbera  waxaa Ku xaniban Xoolo LO Ah  Loo rari Laha wadanka Cumaan  oo ah isha kaliya ee ganacsiga Xoolaha ee Xiligan ufaran Somaliland.
Ganacsadae Cabdiraxmaan  Maxamed Xuseen(Shitaar)Ayana Khadka Telofanka Noogu Xaqiijiyay  in Xoolahan oo Galay Dekada Shalay 5 galabnimo  ay wali ku xaniban yihiin dekada dhexdeeda waxanu intaa ku daray in markii hore  ciladi ku timid Wiishka  doonta ku Rari lahaa Lo,da laalkiin Markiii La Hagaajiyay  u Amar Bixiyay   Isuduwaha Wasaarada xanaanada Xoolaha iyo kaluumaysiga ee Gobolka Saaxil Axmed Xaaji Cabdilaahi {Axmed loojee}  Isagoo Yidhi Xoolaha Dib halloo Celiyo kuna sababeeyay in Wakhtigii ka dhacay oo waagu ka baryi doono xoolahana aan la ogolayn in Xiliga Maalinimada la raro.