Garyaqaan Xuseen fadal Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay In Gaadiidka Dadwaynaha Iyadoo Xukunadoodu Aanay Dhamaanin Ciidanka Booliska La Wareegaan.
May 12, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garqayaan Xuseen Fadal oo kamid bahda sharciyaqaanada Somaliland ayaa sharican sharci daro ku tilmaamay talaabada ciidanka boolisku kula wareegeen gaadiidka dadkii lagu soo qab qabtay jaadka oo aan wali xukunadoodu dhamaanin islamarkaana aanu jirin baarlamaanku ansixiyay oo jidanaya in muwaadin hantidii lala wareegi karo .
