”Shaqo Ka Caydhintayda Waxa Lagu Raaligelinayaa Masuul Ka Tirsan Xukuumadda”Hani Warsame
May 13, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hani warsame oo kamid ahayd shaqaalaha wasaarada xanaanada xoolaha oo dhawaan sifo khaldan uu shaqada kaga caydhiyay gudoomiyaha haayada shaqaaaha dawladu ayaa mar kale ka hadashay tacadiga lagula kacay iyo cida shaqadeeda looga eryay