Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Sheegtay In 6 Qof Oo Cusub Laga Helay Covid19
May 13, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr Maxamed Cabdi Xergeeye Waxa uu Sheegay in Lixda Qof uu Mid ka Mida yahay Ajnabi Dhalasho ahaan Kasoo Jeeda Dalka Bangaldish.
Dhinaca Kale Wasaaradda Caafimaadku Waxa ay Sheegtay in ay Ruqsadii Ogolaansha Inu Ka Hawl Galo Somaliland Kala Noqotay Dr Cabdirsaaq Gaboobe oo Su,aal Galiyey inu Sidii Saxda ahayd u Shaqeeyo Mishiinka Lagu Baadho Xanuunka Covid19 ee BCR iyo In Kale.
Berberatoday.com