berberatoday.com
Daawo Oo Dib Umilicso Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sheegay In Uu Kasoo Horjeedo Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo Sababta Uu Ucuskaday!
May 14, 2020 - Written by Berbera Today

Gabiley(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi ayaa wakhtigii uu u Ordaayay Kursiga Madaxwaynenimada Ee Hada uu ku fadhiyo Ayaa Mar uu kulan la yeeshay Dhalinyarada Gobolka Gabiley wuxuu si cad ugu sheegay in uu kasoo Horjeeda Ansixinta Gobolnimada Gabiley Oo Bulshada reer Gabiley ay iyagu mudo dheer Raadinayeen,

Madaxwayne Biixi oo wakhtigaa ahaa murashaxa madaxwayne Ee xisbiga kulmiye ayaa sheegay sobobta aanu ogolayn in la Ansixiyo gobolnimada gabiley,

Wallow wakhtigaa bulshada reer gabiley aanay wax ficil ah ka bixinin hadal madaxwayne biixi oo maanta hor yimid waxgaradka gobolka gabiley iyo dhawaaqa kasoo yeedhaya hada.

 

https://youtu.be/4tdsw91mpvo?t=162

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews