Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Ku Gacan-saydhay Xilka Qaadis Uu Sameeyey Madaxweyne Deni.
May 15, 2020 - Written by Berbera Today
Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash, ayaa qaadacay isla markaasna ka hor-yimid xilka qaadis uu madaxweyne Deni maanta ku sameeyey Taliye ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland.
Axmed Karaash ayaa sheegey in aan lagala tashan xilka qaadista Taliye Ku-xigeenka Madaxtooyada.
HALAKN KA AKHRI WAREEGTADA MADAXWAYNE KUXGEENKA;