Suudaan Oo Ku Gacan Saydhay Qorshe Dawlada Itoobiya Soo Jeedisay Oo La Xidhiidha Wabiga Niilka.
May 16, 2020 - Written by Berbera Today
Khartoum(Berberatoday.com)-Dawlada dalka suugaan ayaa kasoo horjeedsatay qorshe ay usoo jeedisay dawlada itoobiya oo la xidhiidha biyo mareeno cusub oo ay ka hirgalinayso wabiga niilka oo muran siaasadeed kaga dhexeeyo dalka masar.