Sadexdii Wariye Oo Maalintii Afraad Ku Xidhan Saldhiga Dhexe Ee Berbera
May 28, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)Waxa maalintii afraad ku xidhan saldhiga dhexe ee berbera sadexdii wariye ee dhawaan xadhigooda uu amray gudoomiyaha golaha deegaanka Degmada Berbera, wariyayaashan oo kala ah Wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige,Somnes Tv Wariye Mubaarig Cismaan Siciid(Nirig)Star Tv Iyo Wariye Axmed Siciid Maxamed oo ka hawlga Kalsan Tv.