Daawo Muuqalka”Sheekh Aadan-siiro Oo Ka Dayriyay Hogaaminta Madaxwayne Muuse Biixi Sheegayna In Dalka Halkii Ugu Xumayd Marayo
May 24, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa)Berberatoday.com)-Sheekh aadan xaaji maxamuud xiiray oo kamid culimada waawayn ee Somaliland islamarkaa badi ka hadla xaalada dalku marayo ayaa madaxwayne biixiugu baaqay in uu wax ka badalo maamulkiisa dadka aqoonta lehna la tashado
Sidoo kale sheikh aadan ayaa sheegay in intii madaxwayne biixi xukunka dalka la wareegay ay hoos udhacday rajadii Somaliland