Xukumada Somaliland Oo Shaacisay 35 Ruux Oo Laga Helay Xanuunka Covid19 Iyo Gobolada Ay Ku Kala Sugan Yihiin
May 25, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berrberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in 35 qof oo cusub laga helay xanuunka Coronavirus.
Dadkan waxay ku nool yihin badiba gobolada Somaliland marka laga reebo gobolka Sanaag.
Tirada guud dadka laga helay xanuunka ayaa ah 203 qof.
Goordhaw Filo Muuqalka Warkan Oo Faahfaahsan Iyo Gobolada Ay Ku Kala sugan Yihiin Dadka Xanuunka Laga helay