“Faysal Cali Waraabe Waxaa Ku Waajibtay Inlamariyo Jawaabtiisuna Ahaan Doontaa Magligaad ‘Afaysaa Ku Ogayn Muruq Yawloowe”Boqor Buurmadow. “
May 30, 2020 - Written by Berbera Today
Dubai(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolada bari ee Somaliland ayaa jawaab kulul kabixiyay hadalkii gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ku weeraray siyaasiyiinta beelaha dhulmahante ee maamulka punthland xilalka ka haya iyo gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax isagoo sheegay in uugafcad kula kacay beesha dhulmahante iyo beesha uu kasoo jeedo ee habarjecaba.
