Xaaska Askarigii Dilay Ninka Madow Oo Furiin Dalbatay Iyadoo Ka Murugaysan Dhacdadani.
May 31, 2020 - Written by Berbera Today
New York(Berberatoday.com)-Xaaska askrigii ninka madow sida akhmaqnimada ah udilay ayaa fariin ka dalbatay ninkeeda oo shaqada laga caydhiyay islamarkaana xidhan.