Wasiirka Xasan Gaafaadhi Muxuu Ka Yidhi? Wararka Sheegaya In Uu Xilka Iska Casilayo.
June 6, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Qorshaynta Somaliland, Ahna Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee Haya Talada Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) Oo tan iyo intii uu kasoo noqday gudida wasiirada ahayd ee nabadaynta ujoogtay ceel afwayn oo la sheegay sobobta uu uga yimid in ahayd in uu kasoo cadhooday islamarkaana madaxwaynaha ugudbiyay iscasilaad ayaa Markii ugu ugu Horeysay Ka Hadlay Wararka laysla dhexmarayo iyo in uu xilka Iska Casilayo.
