“Madaxwayne Sidaad Coronavirus Uga Baqato Nus Keed Ilaahay Uga Baq” Siyaasi Jaamac Shabeel.
June 6, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii hore ee golaha dhexe xisbiga kulmiye jaamac shabeel ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu sida uu xanuunka coronavirus uga baqo uu ilaahayna uga baqo