berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Mudo-Haraado 48Sacadood Ee Udanbeeyay Ka Dhacay Magaalada Jabuuti. J
June 6, 2020 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ee dalka jabuuti ayaa ka hadlay mudo haraado rabshado wata oo labadii maalmeed ee udanbeeyay ka dhacayay gudaha magaalada jabuuti kuwaasi oo ay sababeeb Xad Gudubyo ay xukuumadu kula kacday askari duuliye fu,aad yuusuf cali oo ku xidhan xabsiga gabood.

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa bulshada reer jabuuti ugu baaqay in ay mudo haraadada joojiyeen intaasina ay dhib ugu filan tahay

Dhanka wasiira ayaa shacabka ugu hanjabay in cidii lagu arko iyadoo rabshado abaabulay laga qaadi doono talaabo sharciga waafaqsan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews