berberatoday.com
Madax-Dhaqameed Beesha Bariga Burco Oo La Sheegay Inay Saaka Kulan Xasaasi Ah La Yeeshay Madaxweyne Muuse Biixi.
June 6, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madax-dhaqameed beesha bariga Burco ayaa maanta kulan xasaasi ah la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

Ma jiro war ka soo baxay labada dhinac ee kulanku dhex-maray laakiin wararka ay heshay shabakadda Wararka ee Somalilandtoday ayaa waxa ay sheegay in saaka uu kulan saacado qaatay dhex-maray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo inta badan madax-dhaqameedka beesha Habar-jeclo.

Madax-dhaqameedka kulanka la yeeshay Madaxweynaha ayaa waxa la sheegay inay hoggaaminayeen Suldaanka Guud ee beelaha Habar-jeclo Suldaan Cabdillaahi Cali Muuse iyo Suldaan Maxamuud Guuleed Mire.

Madax-dhaqameedkan oo marar kala duwan Hargeysa u yimid inay la kulmaan Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaanay u suurto-galin.

Ma jiro illa xogo dheeraad ah oo ka soo baxay kulan iyo arrimaha ay ka wada-hadleen labada dhinac, balse waxa muddooyinkii ugu dambeeyay jiray saluug ay beesha Habar-jeclo ka muujinaysay hanaanka uu Madaxweyne Muuse Biixi u maamulayo dalka.

 

 

Xigasho Somalilandtoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews