“Imika Waxaynu Ka Dhamaan Laanahay Hebel Waa La Xidhay Iyo Hebel Waa La Soo Daayey, Sharciyad Iyo Cadaalad Ma Barano”Aqoonyahan Jamaal.
June 7, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheeko uu si faraxshannimo uu U qoray kaga waramay sheekho Laba Nin Oo Reer Waqooyi Ah Oo Muqdisho Tagay Dhexmaray Ku Masaalay Ficilada Xadhiga Ah Ee Xukuumada jsl shacabka kula kacdo.
