Abwaaniinta Somaliland Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Fanaan Cabdi Tahliil Warsame”Daawo Muuqal
June 7, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Abwaanada Somaliland Ayaa dhambaal Tacsi ah udiray bahdan suugaanka iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum fanaan Cabdi Tahliil Warsame Oo Maalintii Doraad Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.