Qoyska Cismaan Dacas Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ka Dalbaday Inuu Kusoo Wareejiyo Beer ay Sheegeen Inuu Ka Haysto”Daawo Muuqal
   June 8, 2020 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Caynaba(Berberatoday.com)-Qaarkamid Ehelada iyo Caruurtii uu dhalay Alle ha,unaxariistee Gen Cismaan Dacas oo xilal kala duwan kasoo qabtay qaranka ayaa madaxwaynaha Somaliland ka dalbaday in uu kusoo gareejiyo beer ay leeyihiin oo ku taala deegaanka Geed deeble oo madaxwayne biixi ka haystay mudo Horena dacwadiisu ay  udhexmartay madaxwaynaha iyo Gen Cismaan Dacas.