berberatoday.com
Aas Qaran Oo Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Cali Qoorseef Oo Xilal Kala Duwan Kasoo Qabtay Somaliland”Daawo Muuqal
June 9, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha,Unaxariistee Waxaa galabta Magaalada Hargaysa xabaalaha halayo aas qara loogu sameeyay Marxuum Cali Qoorseef oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa isagoo marxuum xilal kala duwan kasoo qabtay xukumadihii soo maray somaliland.

Waxaa aaska marxuumka ka qaybgalay masuuliyiin ,siyaasiyiin ,culimo awdiin iyo boqolaal kamid ah shacabka reer somaliland oo ka waramay doorkii uu marxuumku kasoo qaatay dhismaha jamhuuriyada somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews