berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Cali Guray, Isagoo Madaxda Dhaqanka & Siyaasiyiinta Reer Somaliland Ugu Baaqay In Ay Ka Hadlaan Arinta Gudeheena Balse Aan Ta Jabuuti U Oolin, “
June 10, 2020 - Written by Berbera Today

“Haday Wax Tarayaan Kuwa Ugu Afka Xumi Ee Hadlayaa, Waa Kuwii Siyaad Bare La Joogay Isaaqna fariinkiisii Iyo Nacaskiisii Waxaa La Kala Qoray Sideetamadii,Faysalna Kuwaasi Ayuu Ka Mid Ahaa” Siyaasi Cali Guray.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “cali guray” ayaa wuxu kaga hadlay  xaaladaha siyaasadeed ee ka taagan jabuuti iyo maraykanka oo mudooyinkii udanbeeyay hadal hayntoodu ay ku badnayd bulshada.

Sidoo kale siyaasi Cali Guray ayaa madaxdhaqameedka somaliland iyo siyaasiyiintooda ugu baaqay in ay ka hadlaan xaalada rasmiga ah ee tagaan Somaliland oo horseedi karta burburi cida talo ga baahana ay tahay muuse biixi balse aan looga baahnayn in ay ka hadlaan arinta ka taagan dalka jabuuti oo ah dal aan Somaliland kamid ahayn iyadoo arinta jabuuti  ka dhalatay Askari duuliyaha ee xidhan xili somaliland ay ka taagan yihiin arimo u baahan in ay ka hadlaan oo iyadu ku dul burburayso.

https://youtu.be/P9DoCZ4LY3Y?t=26

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews