War Deg Deg Ah”Akhriso Magacyada Labada Guddi Oo Maanta Lagu Magacaabay Shirka Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Jabuuti Ka Socda
June 15, 2020 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wajigii labaad ee Shirka Jabuuti uga socda Somaliland iyo Somaliya, ayaa lagu Magacaabay laba guddi oo sii wadi doona Wadahadalada, isla markaana soo saari doona waxyaabaha lagu heshiiyey intuu Shirku Socday.
Magacyada Guddiyada labada dhinac,oo ay heshay Shabakada Berberatoday ayaa lagu sheegay dhinaca Somaliland magacyadooda sidan.
Wasiirka Arrimaha Dibada 1Yasin Haji Mohamud Hir. 2 Wasiirka Ganacsiga dalxiiska. Mohamud Hassan Sa,ad 3 Dr Edna Adan Ismail Advisor for President 4 Wasiirka Xanaanada xoolaha Iyo kaluumaysiga Said Sulub Mohammed 5 Wasiirka Maaliyadda Dr Saad Ali Shire 6 Ambassador Abdifatah Said Ahmed 7 Xoghaynta Gaarka madaxwaynaha Mubarak Ismail Taani.