berberatoday.com
Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xassan Oo London Ku Geeriyooday Allah Ha Unaxariistee
June 18, 2020 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan, ayaa ku geeriyooday waddanka Ingiriiska Allah Ha Unaxariistee Waaxana Geeridiisa xaqiijiyay Eng Dacar Jaamac, oo Marxuumku Abti U ahaa.

Marxuum Maxamed Baashe Xaaji Xasan ayaa bilihii udanbeeyay la sheegayay inuu u ildaranyahay xanuunka Covid19 oo haleelay waxaana lagu dabiibaayay Cisbataal kuyaala Magaalada London halkaas uu daganaa Maantana ku geeriyooday Alla Ha Unaxariiste.

Marxuum Maxamed Baashe Xaaji Xassan ayaa Mudooyinkii udanbeeyay bedelay aragtidiisii ahayd in Qaranka Somaliland ka madaxyahay Somaliya Inteeda kale lana soo noqday madax banaandiisii Waxaanu u ololeynaayay Barnaamij uu ugu magacdaray Markale Iyo Midnimo Somaliyeed isaga oo dooda Culus ka jeedin jiray warbaahinta sheegina Jiray inaanu Ku qanacsanayn habka ay Somaliland iyo Xukumadeeda uu Hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi siday wax uwadaan isagoona Marxuumku Kamid ahaa ragii qoray buug Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye ee lagu doortay Madaxweyne Muuse Biixi uu aad ugu ololayn jiray Marxuum Maxamed Baashe Xaaji Xasan.

Maxamed Baashe Xaaji Xasan ayaa ka mid ahaa Qorayaasha Soomaalida ugu caansan buugaag badana qoray sidoo kalena waxa uu ahaa Mujaahid kamid ahaa Jabhadii SNM Allaha Ha Unaxariistee

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews