Wakiilkii Hore Ee Somaliland Ee Dalka Mareykanka Rashiid Gaaruf Oo Ka Horyimi Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Jabuuti Qodobadii Kasoo Baxayna Naqdiyay
June 23, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilkii hore ee Dalka Mareykanka ufadhiyay Somaliland Rashiid Gaaruf ayaa Barta uu ku leeyahay facebooka soo dhigay qoraal uu kaga hadlay shirkii wada hadalada Somaliland iyo Somaliya iasaga ka horyimi shirkaas iyo qodobada kasoo baxayna qaar kamida naqdiyay sidoo kalena waxa uu Rashiid Gaaruf uu su.aal galiyay waxay Somaliland dhafsatay qodobado uu sheegay inay qaranka dhabar jab kuyihiin qaranimada iyo gooni isutaagana ay waxyeelo ugeysanayaan.
Qoraalka uu Rashiid Gaaruf soo dhigay bartiisa Facebooka ayaa udhignaa Sidan hoos ku qoran”